Ha Seegin
- XERO SHAYDAAN (saddex iyo tobnaad)Posted 59 days ago
- XERO SHAYDAAN (Qeybta laba iyo tobnaad)Posted 67 days ago
- Shuban-biyood ka dillaacay Xabsiga Dhexe ee XamarPosted 72 days ago
- Heshiiska Puntland iyo dowladda federaalka ahPosted 72 days ago
- XERO SHAYDAAN (Qeybta 11-aad)Posted 74 days ago
- Soomaaliya oo laga qaaday cunnaqabateyntii hubkaPosted 76 days ago
- Doorka warbaahinta Kenya iyo doorashadaPosted 77 days ago
- Raysul wasaaraha oo ballan-qaad u sameeyay Ahlu SunnaPosted 79 days ago
- Haweenay lagu dilay MuqdishoPosted 79 days ago
- Mo Farah: Saamiya waa la dayacayPosted 87 days ago
Googgaaleysi
By SomDaily on August 23, 2012
Boggaan waxaan ugu talagalnay inaan ku soo bandhigno su’aalo googgaaleysi ah oo aan ku leylinayno maskaxda dhallinyarada Soomaaliyeed.
Googgaaleysigu wuxuu qeyb ka yahay dhaqanka bulshadeenna, waana wax soo jireen ah oo awooweyaal ka awoow laga soo gaaray. Haddaba waxaa nagu dhaliyay inaan qeybtan bogga ku soo darno si aan u nooleyno su’aalahaas cajiibka ah oo ay u sii jiraan, dhallinyaraduna ay u barato.
Waan soo dhoweynaynaa cid kasta oo nagu biirinaysa talo, tusaale iyo googgaa-cadaleysi.
Noogu soo dir aragtidaada somdaily@gmail.com
Soo saare: Maxamed Cilmi Dhicisow
