Ha Seegin
- XERO SHAYDAAN (saddex iyo tobnaad)Posted 60 days ago
- XERO SHAYDAAN (Qeybta laba iyo tobnaad)Posted 68 days ago
- Shuban-biyood ka dillaacay Xabsiga Dhexe ee XamarPosted 72 days ago
- Heshiiska Puntland iyo dowladda federaalka ahPosted 72 days ago
- XERO SHAYDAAN (Qeybta 11-aad)Posted 75 days ago
- Soomaaliya oo laga qaaday cunnaqabateyntii hubkaPosted 77 days ago
- Doorka warbaahinta Kenya iyo doorashadaPosted 77 days ago
- Raysul wasaaraha oo ballan-qaad u sameeyay Ahlu SunnaPosted 79 days ago
- Haweenay lagu dilay MuqdishoPosted 79 days ago
- Mo Farah: Saamiya waa la dayacayPosted 88 days ago
Mourinho: Waxba uma arko murugada Ronaldo
By SomDaily on September 14, 2012
Tababaraha kooxda Real Madird, Jose Mourinho ayaa sheegay inaanu waxba u arag murugada haysa cayaaryahan Cristiano Ronaldo haddiba qaab-cayaareed wanaagsan uu garoomada ku soo bandhigayo.
Mourinho waxa uu sheegay inuusan si gaar ah ugu shaqo laheyn arrinta Ronaldo, balse waajib uu ka saaran yahay bandhigga iyo qaab-cayaareedka cayaartoyda kooxda.
“Haddii Ronaldo uu murugeysan yahay, balse uu si wanaagsan u cayaarayo way ii wanaagsan tahay” ayaa laga soo xigtay isagoo leh tababaraha Real Madird.
Cristiano Ronaldo ayay dhowaanahanba warbaahinta hadal-haysay farxad la’aan uu sheegay inuu qabo, taaso uu xusay in maamulka kooxdiisa ay ka war-qabaan sababta.
