- XERO SHAYDAAN (saddex iyo tobnaad)Posted 61 days ago
- XERO SHAYDAAN (Qeybta laba iyo tobnaad)Posted 69 days ago
- Shuban-biyood ka dillaacay Xabsiga Dhexe ee XamarPosted 73 days ago
- Heshiiska Puntland iyo dowladda federaalka ahPosted 73 days ago
- XERO SHAYDAAN (Qeybta 11-aad)Posted 76 days ago
- Soomaaliya oo laga qaaday cunnaqabateyntii hubkaPosted 78 days ago
- Doorka warbaahinta Kenya iyo doorashadaPosted 78 days ago
- Raysul wasaaraha oo ballan-qaad u sameeyay Ahlu SunnaPosted 80 days ago
- Haweenay lagu dilay MuqdishoPosted 80 days ago
- Mo Farah: Saamiya waa la dayacayPosted 89 days ago
-
XERO SHAYDAAN (saddex iyo tobnaad)
Daahir Guuleed oo ay labada indhood bannaanka yimaadeen, lana yaabay dulmiga aan geedka loogu soo gabban ee lagula kacay Muraad, ee ka dhacay goobihii ay dowladda u abuurtay ilaalinta amniga muwaadinka Soomaaliyeed, wuxuuna yiri “walaal hadal ma...
- Posted 61 days ago
-
XERO SHAYDAAN (Qeybta laba iyo tobnaad)
Waan aqblay inaan ka soo wada cashayno baar Aqab. Markii aan meesha tagtay, waxaan dalbannay cabitaan ka hor cashada, iyadoo uu wali cabitaankii inoo yaallo, saacaddi aan ku ballannay bixiddana aan la gaarin, waa tan boona kastuuma,...
- Posted 69 days ago
-
Shuban-biyood ka dillaacay Xabsiga Dhexe ee Xamar
Hal qof oo maxaabiis ahaa ayaa maanta la sheegay inuu u dhintay, afar kalena ay la il-daran yihiin cudurka shuban-biyoodka oo ka dillaacay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya Xuseen Xasan Cismaan ayaa warbaahinta...
- Posted 73 days ago
-
Heshiiska Puntland iyo dowladda federaalka ah
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa maanta kala saxiixday heshiis lagu dhiirrigeliyo xiriir, iskaashi iyo wada-shaqeyn dhex marta hay’adaha kala duwan ee labada dhinac iyo in la hirgeliyo heshiisyadii uu horay maamulku ula gaaray...
- Posted 73 days ago
-
XERO SHAYDAAN (Qeybta 11-aad)
Diyaaraddii way dhaqaaqday waxayna mudda gaaban gudahooda dhaxqaaday hawada sare ee magaalada Muqdisho. Daahir uma kaadinin intii shaaha looga keenayay, saaxiibkiis Muraad oo wejigiisa laga akhrisan karay in saacadihii ugu dabmeeyay ay soo mareen duruufo adag ayuu...
- Posted 76 days ago
-
Soomaaliya oo laga qaaday cunnaqabateyntii hubka
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Arbaco ah ka qaaday Soomaaliya cunnaqabateyntii labaatan jirstay ee hubka, go’aankaas oo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya u oggolaanaya inay ciidankeeda ku qalabeyso hub fudud oo ay kala imaan...
- Posted 78 days ago
-
Doorka warbaahinta Kenya iyo doorashada
Doorashaddii 4-ta Bisha ka dhacday guud ahaan dalka Kenya ayaa waxaa weli soconeysa tirintii codadkeeda iyadoo markii hore guddiga madaxa banaan ee doorashadda ay markii hore sheegeen in 24-saac gudahood ay ku soo bandhigi doonaan natiijooyinka oo...
- Posted 78 days ago
-
Raysul wasaaraha oo ballan-qaad u sameeyay Ahlu Sunna
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon ayaa maanta ballan-qaaday inay xukuumaddiisu ka taageeri doonto Ahlu Sunna Waljamaaca dhinacyada tababarrada, qalabeynta iyo mushaarka ciidanka. Raysul wasaaraha ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta...
- Posted 80 days ago
-
Haweenay lagu dilay Muqdisho
Haweenay ka shaqeyn jirtay isbitaalka Daaru-Shifaa ee ku yaalla waddada Maka Al-Mukarrama ayaa saakay aroortii hore lagu dilay xaafadda Nasteexo iyo degmada Wadajir. Haweenayda oo lagu magacaabi jiray Xabiibo Cali ayaa ka tirsanayd shaqaalaha nadaafadda ee isbitaalka...
- Posted 80 days ago
-
Mo Farah: Saamiya waa la dayacay
Saamiya: Geesiyad qaran oo la gabay Qeybta siddeedaad Maxamed Faarax (Mo Farah) waa ciyaaryahanka haysta billadaha dahabka ah ee lagu helo tartamada orodka ee 10,000 meters iyo 5000 meters ee adduunka, wuxuuna sanadkii hore labadaas guul ee...
- Posted 89 days ago









