Murtimaal.com ka DAAWO Cajiib shaqsigii u horeeyey ee aabihi Kallidiisa midig u saara iyo soo dhawaynteedii

asma Asma Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiiray oo dhawaan aabaheed Sheekh Aaden-Siiro ugu tabarucday mid ka mid ah Kalyaheeda si isaga loogu talaalo, ayaa shalay lagu soo dhaweeyey garoonta diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Asma ayaa kalideeda Midig u saartay Aabaheed Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee reer Somaliland, […]
Continue reading →

HALKAN KA AKHRI CAJIIB Kerry Washington Waxaan u eegahay Hablaha Soomaalida

kerry-washington Jilaada caanka ah ee Kerry Washington ayaa jili doona film cusub oo laga sameeynaayo Anita Hill. Filmkan oo magaciisa noqon doono ‘Confirmation’ ayaa waxa soo saari doona shirkada HBO. Anita Hill ayaa ah qareen aad caan uga ah wadanka Mareykanka waxana lagu xasuusta markey ku eedeysay nin madaxa maxkamada Mareykanka u cararaye sanadkii 1991 oo […]
Continue reading →

Cajiib halkan ka akhri Dhanxiirkii Jamhuuria oo ka hadlay aqoonsiga Somaliland Ee #uk

DHANXIIR Maansha Allaah; Alleylehe, aqoonsigeennii wuu soo dhawaaday mar haddii magaalooyinkii waaweynaa ee UK u baratamayaan sidii ay u taageeri lahaayeen qaddiyadda Somaliland, weliba waxa hormuud u ah xisbiga Labour Party oo mudanayaashiisa baarlamaanka iyo golayaasha degaanka ugu jiraa hiil inoo muujiyeen, caawana waxa calankeenna laga taagi doonaa magaalada Cardiff oo aqoonsi ina siisay, waxaanna waajib […]
Continue reading →

Cajiib halkan ka akhri Dhanxiirkii Jamhuuria oo ka hadlay aqoonsiga Somaliland Ee #uk

DHANXIIR Maansha Allaah; Alleylehe, aqoonsigeennii wuu soo dhawaaday mar haddii magaalooyinkii waaweynaa ee UK u baratamayaan sidii ay u taageeri lahaayeen qaddiyadda Somaliland, weliba waxa hormuud u ah xisbiga Labour Party oo mudanayaashiisa baarlamaanka iyo golayaasha degaanka ugu jiraa hiil inoo muujiyeen, caawana waxa calankeenna laga taagi doonaa magaalada Cardiff oo aqoonsi ina siisay, waxaanna waajib […]
Continue reading →

Waa maxay Sababta Fanaanada NICKI MINAJ AY Naaska u qabatay gabadh ka mid ah Taageerayaasheed CAJIIB

niki minaaj Heesada caanka ah ee Nicki Minaj ayaa sheeko lala yaabay ku dhaqaaqday marey xaflad ka dhigeysay dalka Germany. Xidigta ku luqeysa ‘Anaconda’ ayaa sida sawirada hoos ka muuqata laba taageere ugu yeertay masraxa si ay sawir ula galan. Wiilka ayaa si maamuus ah gacantisa DHABARKEEDA ka mariyay Nicki halka gabadha ay naasaheeda faraha la gashay. […]
Continue reading →

War Cajiib ah : Golaha Degaanka Magaalada Cardiff oo Ansixinaya Mooshin Lagu Aqoonsanayo Somaliland Saqda Dhexe ee Caawa

LyndaThorne Golaha Degaanka magaalada Cardiff oo ah caasimadda xukuumadda Wales oo ka mid ah Boqortooyada UK, ayaa soo saaraya go’aan ay ku aqoonsanayaan qarannimada iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland saqda dhexe ee caawa oo taariikhdu tahay 26 March 2015. Mooshinka aqoonsiga Somaliland oo ay diyaariyeen haweenay iyo nin xubno ka ah Golaha Degaanka Cardiff, lana kala yidhaah […]
Continue reading →

War Cajiib ah : Golaha Degaanka Magaalada Cardiff oo Ansixinaya Mooshin Lagu Aqoonsanayo Somaliland Saqda Dhexe ee Caawa

Golaha Degaanka magaalada Cardiff oo ah caasimadda xukuumadda Wales oo ka mid ah Boqortooyada UK, ayaa soo saaraya go’aan ay ku aqoonsanayaan qarannimada iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland saqda dhexe ee caawa oo taariikhdu tahay 26 March 2015. Mooshinka aqoonsiga Somaliland oo ay diyaariyeen haweenay iyo nin xubno ka ah Golaha Degaanka Cardiff, lana kala yidhaah […]
Continue reading →

DAAWO: Subxaanaka Yaa cadiim Horjoogihii Fallaagada Buuraha Gashay Ee Suld. WABAR Oo 150 Habeen Oo Uu Duurka Caal-waa Ugu Jiray Ka Dib Xaqiiqadu U Run-sheegtay

SULDAAN “…..Tiradayadu 75 Ayay Ahayd, Aniguna Abaan-duule Ayaan U Ahaa, “Qorshayagu Waxa Uu Ahaa In Aanu Dawladda Qabsano Oo Aanu Waddanka Oo U Sareyno,Laakiin Kolkii 5 Bilood Arrinku Marayo Ayaan Idhi …..”-Maxamed Cali Caynaan AKHRISO+DAAWO VIDEO-ga: Horjoogihii Fallaagada Buuraha Gashay Ee Suld. WABAR Oo 150 Habeen Oo Uu Duurka Caal-waa Ugu Jiray Ka Dib Xaqiiqadu U […]
Continue reading →

Daawo Wasiiradda Somaliland ee Maaliyaduu waxay tidhi Madaxwayne Siiraanyo Waxa uu haystaa Xaas wanaagsan cajiib

samm Marwada Madaxweynaha Somaliland, Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde, ayaa ka qayb gashay munaasibad xalay lagu qabtay Hotelka Maansoor oo ay goob joog ka ahaayeen haweenka xilalka ka haya Xukumadda Siilaanyo iyo taageerayaashooda. Munaasibada ayaa lagu sheegay in haweenku taageero ugu muujinayo wasiirka Maaliyadda Samsam Cabdi Aadan oo dhawaan xilkaasi loo magacaabay. Xilkan oo ah markii […]
Continue reading →

INAALILAAH WAA INAA ILAYHI RAAJUCUUN Taliyihii Hore Booliska Somaliland oo geeriyooday iyo Madaxwaynaha oo tacsi u diray

CILMI KABAAL Waxa maanta geeriyooday alaha u naxariiste taliyihii hore ciidamada somaliland Cilmi kABAAL OO ku geeriyiooday DALKA Talyaaniga oo OO XAALAD CAAFIMAAD LOOGU QAADAY ,. CILMI kabaal ayaa dawladihi Somalia iyo Somaliland ka soo qabtay Xilal dhowr ah sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Saddexda Ciidan qaran gaar […]
Continue reading →